°Ç¸ç³Ô¹Ï

Skip to main content
Warqada siyaasada

Baaritaanka Cranston: jawaab ku meel gaar ah

Waxay qeexaysaa jawaabta ku meel gaarka ah ee dawladdu ka bixisay talooyinka Baaritaanka Cranston.

Tani waxa la daabacayaa iyadoo kujirta 2024 to 2026 Starmer Labour government

Dukumentiyada

Codso nidaam la gali karo.
Hadii aad isticmaalayso tiknoolajiyad ku caawinaysa (sida akhriyaha shaashada) oo aad u baahantahay qayb dhokumantigan ah oo leh nooc la heli karo oo badan, fadlan iimayl u dirwebmasterdft@dft.gov.uk. Fadlan noo sheeg nooca qaabka aad u baahantahay. Waxay naga caawinaysaa hadii aad dhahdo waa maxay tiknoolajiyada aad isticmaasho.

Faah-faahin

5tii Febraayo 2026, Sir Ross Cranston wuxuu daabacay warbixintiisa dhacdooyinkii naxdinta lahaa ee Noofambar 2021, markii ugu yaraan 30 qof ay ku dhinteen isku dayga inay ka gudbaan Kanaalka iyagoo saaran doon yar.

Warbixintan ku meel gaarka ah waxay bixinaysaa jawaabta dawladda ee 15 ka mid ah 18-ka talo ee guud ahaan la bixiyay. 15-kan talo soo jeedin ayaa dhammaantood si buuxda loo aqbalay.

Jawaabta ku meel gaarka ah waxay qeexaysaa meesha tallaabo laga qaaday, ama laga qaadayo, mid kasta oo ka mid ah kuwan.

Updates to this page

La daabacay 16 July 2026

Print this page